Israa’iil: Elsight Horumar Ka Sameysay Barnaamijka Pentagon-ka ee Hal-abuurka Dayuuradaha aan Duuliyaha Laheyn
Elsight oo ah shirkad Israa'iili oo ka shaqeysa tiknoolajiyada difaaca ayaa horumar ka sameysay barnaamijka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Pentagon-ka si loo hagaajiyo isgaarsiinta cutubyada dagaalka ee goobaha aan isgaarsiinta lahayn.























