Israa’iil Waxay U Oggolaatay Boqolaal Qof oo Gasa ah oo Lahaa Laba Jinsiyadood in ay Dibadda U Safraan
Israa'iil waxay ogolaatay in boqolaal qof oo reer Gasa ah oo leh laba jinsiyadood ay dibadda ugu safraan iyagoo sii maraya isgoyska Kerem Shalom, kadib codsiyo ka yimid dowladaha shisheeye iyo Qaramada Midoobay.
