Israa’iil Waxay Dhimeysaa Kharashka Internet-ka 20% Dalka Oo Dhan, Iyadoo La Hirgelinayo Isbedel Dhanka Fiilada Ah
Wasiirka Isgaarsiinta Israa'iil, Dr. Shlomo Kari, ayaa ansixiyay dib-u-habayn lagu dhimayo khidmadaha fiilada (fiber) ee jumlada ah 20%, isagoo ballan-qaaday in internetka la helo si ka jaban oo ka dheer guud ahaan dalka.
