Isniin, 20 Abriil 2026

Doonyo xamuul oo calanka Iiraan wadata

ciidan 2 saacadood ka hor Cusub

Maanta, markab xamuul oo calanka Iiraan u saarnaa oo lagu magacaabo TOUSKA, oo dhererkiisu yahay ku dhawaad 900 oo fuud, isla markaana miisaankiisu u dhawyahay kan markabka diyaaradaha qaada,

Ciidamada Badda Maraykanka oo joojiyay markab xamuul oo Iiraan leedahay oo lagu magacaabo TOUSKA, kuna dhuftay god injineerkii markabka, ka dib markii uu diiday inuu istaago.