175 Ka Mid Ah Dadkii Saarnaa Doonyaha Maraakiibta La Socday Oo Israa’iil La Geeyay, La Soo Celindoono
Ciidamada badda ee Israa'iil ayaa qabtay doonni biyaha ka socota oo lagu magacaabo Global Sumud oo ka baxaysay galbeedka Crete, waxaana loo keenay 175 ruux oo u ololaynayay dekedda Ashdood ee Israa'iil si loo masaafuriyo.
