Saddex Muwaadin oo Israa’iili ah ayaa lagu soo oogay dacwo ku saabsan iibinta hubkii dilay Xayim Kalomiti
Saddex muwaadin oo Israa'iili ah ayaa lagu soo oogay inay hub ku iibiyeen argagixisada Omar Yassin, kaas oo dilay k/xigeenka ciidanka Haim Kalomiti kana dhaawacay shan qof oo kale.
