Ciidanka Badda Israa’iil Oo Qabtay Doonyo U Socday Gasa
Ciidamada Badda Israa'iil ayaa qabtay Doonyaha Golaal Sumud Flotilla (GSF) oo ka koobnaa in ka badan 50 doon oo ku sugan bariga Mediterranean-ka, iyagoo joojiyay inay galaan Gasa oo ay bixiyeen gargaar.
