Hay’adda Israa’iil oo beenisay eedaha Ururka Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF ee ku saabsan dhibaatada biyaha Gasa
Hay'adda COGAT ee Israa'iil waxay beenisay eedeymaha ay ururka Dhaqaatiirta aan Xuduudda Lahayn (MSF) ka keeneen biyo yaraan ka jirta Gasa, iyagoo sheegay in gobolka uu helo biyo iyo daryeel caafimaad oo ku filan.
