Israa’iil Waxay Weerartay Degmada Dahiyeh Ee Beyrut Kadib Weerar Gantaalo Oo Ka Yimid Xisbullaah
Ka dib weeraradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullaah ku qaaday waqooyiga Israa'iil, ayaa Ciidamada Difaaca Israa'iil waxay fuliyeen duqaymo dhanka cirka ah oo ka dhan ah goobo ku yaal xaafadda Dahiyeh ee magaalada Beyrut, waxaana arrintan xaqiijiyay…
