Ciidamada Israa’iil Waxay Cirib Tirtay In Ka Badan 20 Argagixiso Kahor Inta Uusan Dhaqan Galin Xabad-joojinta Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa sheegay inay ku dileen in ka badan 20 argagixiso Lubnaan intii lagu guda jiray hawlgal ka dhacay tuulada Daavin wax yar ka hor inta aanu dhaqan galin heshiis xabad-joojin ah.























