IMF oo filaysa dhaqaalaha Israa’iil inuu la kulmo cadaadis sii socda sababo la xiriira dagaallada socda
Hay'adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa maanta oo Arbaco ah daabacday warbixinteeda sannadlaha ah ee ku saabsan dhaqaalaha Israa'iil. Daabacaaddan ayaa timid ka dib...
