Netanyahu oo hambalyo u diray Trump ku aaddan badbaadinta askari Mareykan ah oo ku sugnaa Iiraan
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu ayaa amaanay Donald Trump iyo ciidamada Maraykanka "samata-bixinta cajiibka ah" ee ay ka sameeyeen askari ka tirsan ciidanka cirka oo laga soo badbaadiyay Iiraan.
