Israa’iil oo Saxiixday Heshiis $34 Milyan Ah oo Lagu Kordhinayo Baaxadda Gantaalaha F-35
Wasaaradda Difaaca Israa'iil ayaa heshiis 34 milyan oo doolar ah la gashay shirkadda Cyclone ee fadhigeedu yahay Yeruusaalem si loo kordhiyo awoodda diyaaradaha dagaalka ee F-35 "Adir" ee qarsoodiga ah, taasoo sare u qaadaysa howlgallada.
