Shirkadda Israa’iil ee Lumus Oo Heshiis Wax-soo-saar La Gashay Shirkadda Shiinaha Ee Crystal-Optech
Shirkadda Israa'iil ee sameysa teknoolojiyada 'augmented reality' ee Lumus ayaa heshiis wax soo saar la saxiixatay shirkadda Crystal-Optech ee dalka Shiinaha si ay u soo saarto 'waveguides' loogu talagalay muraayadaha AR.
