8,000 Noocyada Xayawaanka Ah Ayaa Halis U Ah Dabar Go’id Qarnigan, Daraasad Ayaa Digniin U Diraysa
Daraasad cusub oo ay hoggaamiyeen cilmi-baarayaal Israa'iili ayaa digniin ka bixisay in ku dhawaad 8,000 oo noocyada xayawaanka ah ay khatar ugu jiraan inay baaba'aan qarnigan, taasoo ay sabab u tahay isbeddelka cimilada iyo burburka deegaanka.






















