Dhibaato ballaaran oo dhinaca shabakadaha ah ayaa ku dhacday adeegyada taleefanka iyo internetka ee Israa’iil
Dhibaatooyin ballaaran oo saameeyay isgaarsiinta iyo adeegyada internet-ka ee Israa'iil, oo ay ku jiraan shirkadaha Cellcom, Partner iyo kuwa kale. Khubarada ayaa baadhaya sababta dhibaatada.
