Ciidamada Israa’iil oo Burburiyay Warshad Loo Yaqaanay Samaynta Qaraxyada oo Ku Taallay Tulkarm
Ciidamada Israa'iil ayaa burburiyay warshad qaraxyo laga sameynayay oo ku taalay xerada qaxootiga ee Tulkarm, waxayna qabteen boqolaal bambooyin ah iyo in ka badan 50 kiilogaraam oo ah walxaha qarxa oo loo diyaarinayay weeraro.
