Israa’iil Waxay Weerartay Saldhigyo Cirka Ee Tehraan
Israa'iil waxa ay fulisay weerar muhiim ah habeenkii xalay oo ka dhacay saldhigyada diyaaradaha ee Tehran, waxana la beegsaday hanti ay leeyihiin Ciidanka Cirka Iiraan iyo Askarta Kacaanka Islaamka ee Iiraan (IRGC) ee garoomada diyaaradaha ee Bahram, Mehrabad,…
