Ciidamada Israa’iil oo Ka Helay Hub Xamaas Ah Oo Ku Jira Dugsiga
Ciidamada Israa'iil ayaa soo helay kayd weyn oo hub ah oo ay leedahay Xisbulah, kaas oo ay ku jiraan gantaallo iyo dukumentiyo tababar oo lagu qariyay dugsi ku yaal Lubnaan.