Tel Abiib: Booliska oo ku baaqaya dadweynaha inay ka guuraan goobaha waxyeeladu ka dhacday
Booliska Israa'iil waxa ay ku baaqayaan dadweynaha inay ka guuraan goobaha ay waxyeelo ka soo gaartay Tel Abiib si ay u siiyaan ciidamada gurmadka degdegga ah marin aan caqabad ku ahayn fulinta waajibaadkooda muhiimka ah.






















