Ra’iisul Wasaare Netanyaahu oo kula kulmay Hoggaamiyeyaasha Dhaqdhaqaaqa Kiristaanka ee Florida
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil oo kula kulmay hoggaamiyeyaasha diinta kiristanka ee Maraykanka Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu ayaa kula kulmay hoggaamiyeyaasha diinta kiristanka ee Maraykanka ee ku sugan Florida, isagoo uga mahadceliyey taageerada muhiimka ah ee ay siiyeen Yuhuudda…






















