Isxaaq Hersog: Waxaan Xushmeeyaa Fikrada Trump Laakiin Israa’iil Waa Dowlad Madax-bannaan
Hersog: "Israa'iil Waxay Leedahay Nidaam Sharci" Kadib Hadal Trump Ku Saabsan Netanyaahu Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa sheegay inuu ixtiraamayo ra'yiga Donald Trump ee ku aaddan cafinta Binyamiin Netanyaahu, balse wuxuu carabka ku adkeeyay madaxbannaanida iyo nidaamka sharciga…
