Taliska Millatariga Maraykanka ee Gobolka oo Booqday Israa’iil, la kulmay Taliyaha Millatariga Israa’iil
Jeneraal Brad Cooper oo ka socda US CENTCOM ayaa kula kulmay Jeneraal Eyal Zamir oo Israa'iil ah si ay uga wada hadlaan iskaashiga ka dhanka ah Iiraan iyo khataraha gobolka.
