Booliska Israa’iil oo xiray dad looga shakiyey qarax baabuur oo ka dhacay Bariga Yeruusaalem
Booliska Israa'iil ayaa xiray laba qof oo degan bariga Yeruusaalem ka dib markii qarax lagu tuuray baabuur uu ku qarxay, kaas oo si culus u dhaawacay qofka saarnaa baabuurka isla markaana wax u dhimey gaariga.
