Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo la kulmay Kansilka Jarmalka, waxayna ku heshiiyeen hanjabaadda Iiraan
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa la kulmay Kansilka Jarmalka, Friedrich Merz, oo ka dhacay Berlin, halkaas oo ay ku heshiiyeen baahida muhiimka ah ee looga hortagayo Iiraan inay hesho.
