Isgoyska Rafax: Dadka Xanuunsan iyo Dadka Rayidka ah oo si joogto ah uga gudbaaya Gasa iyo Masar
Iskaashiga Qaahira iyo QM: Toddobaadkii 100 bukaan oo Gasa ka baxaya Iskaashiga u dhaxeeya Masar iyo Qaramada Midoobay ayaa keenay in toddobaadkii 100 bukaan oo Falastiiniyiin ah ay ka gudbaan xadka Gasa iyo Masar, iyadoo loo marayo isgoyska…
