Taliyaha Booliska Laakish: “Booliska waxay difaacayaan dadweynaha xaalad kasta
Taliyaha Booliska Laakish oo ka hadlay doorka booliska ee ilaalinta dadweynaha, la dagaalanka dembiyada, iyo sugidda amniga dadka deegaanka, isagoo ku baaqay in la sii ahaado feejignaan iyo iskaashi.
