Iskaashiga Israa’iil iyo Maraykanka oo Balaariyay Barnaamijka Beddelka Diyaaradaha
Warshada Diyaaradaha ee Israa'iil iyo Shirkadda Ascent Aviation Services ayaa ballaarinaya barnaamijkooda beddelka diyaaradaha Boeing 777-300ERSF ee noqonaya kuwa xamuulka qaada, kaas oo ka socda gobolka Arizona ee dalka Maraykanka. Waxay ku dareen hangaro cusub iyo shaqooyin dheeraad…
