Madaxweynaha Israa’iil oo Madaxweynaha Argentine Javier Milei ku Maamuusay ‘Billada Madaxweynaha ee Sharafta’
Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa madaxweynaha Argentina, Javier Milei, ku guddoonsiiyay biladda ugu sarreysa ee sharafta rayidka ee dalka, oo ah Biladda Madaxweynaha ee Sharafta, isagoo ku magacaabay Yeruusaalem.























