Israa’iil Waxay Markii Ugu Horraysay Gashay Heshiis Kalluumaysiga Badda Mediterranean-ka
Israa'iil ayaa markii ugu horreysay ku biirtay Dekaraashiyada MedFish4Ever ee Midowga Yurub, iyadoo ujeedadu tahay maareynta iyo soo kabashada keydka kalluunka Badda Mediterranean-ka.
