Israa’iil: Saynisyahanada oo helay “Viral Switch” la dagaallama iska caabinta antibiyootiga
Saynisyahanada Israa'iil ee Jaamacadda Cibraaniga ayaa helay furayaal fayras ah oo ku jira bacteriophages, taas oo bixisa jiho cusub oo lagu la dagaallamo bakteeriyada u adkeysata antibiyootiga, taasoo ah caqabad caalami ah.





















