Ciidanka Israa’iil oo Xaqiijiyay Dilka Sarkaal Muhiim ah oo ka Tirsan Xisbullaah Duqeyn Ka Dhacday Beyrut
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa xaqiijiyay in duqayntii habeenkii ka dhacday xaafadda Dahiyeh ee magaalada Beyrut lagu dilay sarkaal ka tirsan Xisbullaah oo lagu magacaabo Axmed Ghaleb Balout, kaasoo ahaa taliyaha guutada Radwan.
