Taliyaha Isgaarsiinta Xamaas oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Gasa
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa ku dhawaaqay inay maanta oo Khamiis ah dileen taliyihii cutubka isgaarsiinta ee Xamaas, Axmed Abu Khdeira, oo ku sugnaa Magaalada Gasa, iyagoo sabab uga dhigay khataro degdeg ah oo soo foodsaarayay ciidamadooda.
