Xildhibaan Mucaraad ah oo dhaliilay Binyamiin Netanyaahu arrimaha xanibaadda maraakiibta Badda Cas
Xildhibaan mucaarad ah oo lagu magacaabo Oded Forer ayaa ku dhaleeceeyay Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu inuu ku guuldareystay inuu si wax ku ool ah u xannibo maraakiibta ka taga Badda Cas, taasoo ka tagtay dekedda Eylaad oo keligeed…
