Shirkad Israa’iili ah oo lagu magacaabo Commit ayaa la wareegtay Savannah, madal lagu helo shaqaale tignoolajiyada Afrika.
Shirkadda Israa'iil ee hoggaanka software-ka ah ee Commit ayaa la wareegtay madal ay ku ururto aqoonyahannada tiknoolajiyada Afrika ee Savannah, iyadoo ku bixisay malaayiin doolar, si ay u darto awooddeeda shaqaaleysiin ee isku xirta shirkadaha caalamiga ah.
