Netanyahu oo la kulmay wafti ka socda Republika Srpska ee Bosnia oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Ana Trišić-Babić
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu wuxuu la kulmay Madaxweynaha Republika Srpska Ana Trišić-Babić iyo Madaxweynihii hore Milorad Dodik si loo xoojiyo xiriirka iyo looga wada hadlo iskaashiga.
