Rabi Camos Gueta oo ka mid ahaa culimada Kabbalada ee caanka ah ee Israa’iil, ayaa lagu dilay weerar mindi oo ka dhacay xarun waxbarasho oo ku taal magaalada Netanya.
Rabi Amos Gueta, oo ah khabiir caan ah oo ku xeel-dheer cilmiga Kabbalah, da'diisuna tahay 75 jir, ayaa si naxariis darro ah loo toorreyay isagoo ku sugan xafiiskiisa akhriska ee magaalada Netanya; waxaa la soo qabtay ruux loo…
