Axad, 26 Abriil 2026

Ami Gaidarov

Amniga 2 toddobaadyo ka hor

Nin Israa’iili ah oo lagu eedeeyay inuu u basaasi jiray Iiraan ayaa la soo qabtay, kaas oo la sheegay inuu bartilmaameedsanayay Ra’iisul Wasaare hore.

Maamulka Israa'iil ayaa xabsiga u taxaabay Ami Gaidarov oo 22 jir ah, kaas oo lagu qabtay magaalada Xayfaa isagoo u basaasayay Iiraan, isla markaana qorsheynayay weeraro ka dhan ah Ra'iisul Wasaarihii hore Naftali Benet iyo goobo istaraatiji ah.