Xisbiga Ra’iisul Wasaare Netanyaahu Wuxuu Ku Guuldareystay Dacwad Maxkamadeed Oo Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaarihii Hore Naftali Benet
Maxkamad ku taal Yeruusaalem ayaa diidday codsi ay soo gudbisay xisbiga Likuud ee uu hoggaamiyo Binyamiin Netanyaahu, kaas oo ahaa in laga saaro xayaysiis uu soo saaray Naftali Benet, oo ay ku jireen Ami Eshed, oo horay u…
