Iiraan oo sheegtay inay joojisay weerarrada gantaallada ee lagu qaaday Israa’iil
Iiraan waxay ku dhawaaqday joojinta weerarada gantaalaha ee Israa'iil, laakiin waxay ka digtay in tallaabooyin ka sii daran la qaadi doono haddii dambiyada la sii wado.