TPS: Madaxweynaha Serbia Oo Furay Warshad Israa'iil Ka Samaysa Dayuuradaha Aan Duuliye Laheyn, Saddex Kale Ayaa Qorshaysan
Madaxweynaha Serbia Aleksandar Vučić ayaa daah-furay warshad cusub oo lagu soo ururiyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa'iil oo ku taal Serbia, iyadoo qorshuhu yahay in la dhiso saddex xarun oo kale si loo xoojiyo difaaca.
