Hogaamiye Xamaas oo Gasa lagu dilay, Ciidamada Israa’iil oo Xaqiijiyay
Ciidamada Israa'iil oo hoggaamiye sare oo Xamaas ah ku dilay Gasa Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa lagu soo warramayaa inay ku dileen magaalada Gasa hoggaamiye sare oo ka tirsan ururka Xamaas, kaasoo lagu magacaabo Raed Sa’ad. Weerarkan ayaa…
