Dalka Israa’iil waxaa laga bilaabay Majalad Tignoolajiyeed oo si buuxda u shaqaynaysa iyadoo la isticmaalayo Farsamada ‘Artificial Intelligence
Shirkad Israa'iili ah oo lagu magacaabo Enso ayaa daahfurtay AgentCrunch, oo ah majaladda farsamada ee ugu horreysa ee si buuxda u maamusha AI-da adduunka, taasoo muujinaysa wakiilo AI ah oo si madax-bannaan u shaqeeya warbaahinta.
