Wasiirka Difaaca Israa’iil, Israel Katz, ayaa go’aansaday inuu magacaabo Gil Reich oo noqon doona madaxa cusub ee Agaasinka Amniga Difaaca ee Wasaaradda Difaaca Israa’iil.
Gil Reich ayaa loo magacaabay Madaxa cusub ee Agaasinka Amniga Difaaca ee Wasaaradda Difaaca Israa'iil, go'aan ay si aqlabiyad ah u ansixisay xukuumaddu.
