Wasiirka Difaaca Israa’iil oo ka hadlay Geeridii Khameeni: ‘Cadaalad ayaa la sameeyay’
Wasiirka Difaaca Israa'iil, Israel Katz, ayaa ku dhawaaqay in "cadaalad la sameeyay" ka dib markii la dilay Ayatollah Cali Khamenei ee Iiraan, isagoo ku tilmaamay inuu yahay jab halis ah oo loo geystay "dhidibka.
