El Al Diyaaradaha Caalamiga ah U Diyaar Garowday Duulimaadyo Gurmad Ah Ka Socda Maraykanka, Yurub Iyo Aasiya
Shirkadda diyaaradaha ee El Al ayaa qabanqaabinaysa duulimaadyo gurmad ah oo ka imanaya magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka, Yurub, iyo Aasiya si ay dib ugu soo celiso ku dhawaad 300,000 oo Israa'iili ah oo ku xayiran dibadda.
