Ciidanka Israa’iil oo ka helay qolka ilmo yar qoryo, RPGyo iyo waxyaabo qarax ah oo ay lahaayeen Xisbullaaah
Ciidamada Israa'iil ayaa helay hub ay leedahay Xisbulah, oo ay ku jiraan qoryo iyo RPG-yo, oo yaalay qolka cunuga ee koonfurta Lubnaan, iyadoo Jeneraal Idan Fooks lagu dilay weerar dayuurad aan duuliye lahayn.
