Ra’iisul Wasaare Netanyaahu oo booqday askartii dhaawacantay ee dagaalkii Suuriya
Netanyahu oo booqday ciidamo dhaawacmay oo ku sugan Xarunta Caafimaadka Sheba Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa maanta booqday ciidamo Israa'iili ah oo dhaawacmay, kuwaas oo ku jira Xarunta Caafimaadka Sheba, kadib markii ay iska horimaad ka dhacay Suuriya.…
