Qof Dimuqraadi ah!
Ha u ogolaan ninkan been-abuurka ah ee wasakhda ah inuu ka soo muuqdo FoxNews!
Dimuqraadi!
Donald Trump wuxuu weeraray siyaasi mucaarad ahayd oo uu ku tilmaamay "Dimuquraadi" iyo "qof beenaale ah oo xun".

Donald Trump oo ka hadlay Shabakadda Truth Social