Ciidamada Difaaca Israa‘iil (IDF) ayaa hadda weerar ka wada Tehraan iyo Beyrut si isku mid ah. Ciidanka Cirka ayaa hadda bilaabay duullaan ballaaran oo ka dhan ah xukuumadda argagixisada ee Iran iyo ururka argagixisada ee Xisbullaaah.